Xalane: Waxaan dib u soo daabacaynaa Shilin Soomaali cusub Wasiirka Maaliyadda Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa sheegay in ay wadaan qorshe dib loogu cusbooneysiinayo lacagta Soomaaliga oo ah mid hadda sii dabar go’aysa. Xalane ayaa sheegey in wasaaradiisu muhimad weyn siineyso sidii wax looga qaban lahaa burburka ku yuimid lacagtii Soomaaliga. Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegey in qorshaha lacag Soomaaliga ee […] Continue Reading: - Xalane: Waxaan dib u soo daabacaynaa Shilin Soomaali cusub Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News