Madaxwaynaha Puntland oo casumaad ka helay dalka UAE (Sawiro + Dhegayso) Waxaa maanta madaxwaynaha dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas aka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso isagoona ku sii jeeda dalka Isutaga Imaaraadka Carabta . Waxaa kamid ah wafdiga uu hogaaminayo madaxweye Gaas wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah, gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Puntland iyo saraakil katirsan madaxtooyada […] Continue Reading: - Madaxwaynaha Puntland oo casumaad ka helay dalka UAE (Sawiro + Dhegayso) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News