Shir looga hadlayey dhibaatada tahriibta oo ka dhacay Kampala Uganda (Sawiro) Kulan balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Dacwada iyo talo siinta ardayda Soomaaliyeed Al-Ahli ee Dalka Uganda ayaa shalay (14-June-2014) kulan weyn ku qabtay Xarunta Masjidka Qadaafi ee ugu weyn dalka Uganda. Shirkani oo ahaa mid ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshadda sida Culimada,Ganacsata,Ardayda,Haween iyo dadweyne fara badan ayaa in badan […] Continue Reading: - Shir looga hadlayey dhibaatada tahriibta oo ka dhacay Kampala Uganda (Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News