Kanada oo safiir u soo magacaabtey Soomaaliya Dalka Kanada ayaa safiir cusub u soo magacaabey Soomaaliya, David Angel oo dalka Kanada u fadhiya magaalada Nairobi, ayaa shaqadiisa loogu darey in uu noqdo safiirka Kanada ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraqadahii aqoonsiga ee safiirnimo ka gudoomay Safiir Cusub oo ay Dowladda Kanada u soo magacaawday Soomaaliya Mr. […] Continue Reading: - Kanada oo safiir u soo magacaabtey Soomaaliya Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News