Puntland: Ma garan karno si loo kala saaro Somaliland iyo al-Shabaab [DHEGAYSO] Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Camey ayaa looga hadley war murtiyeedkii sida wada jirka ah ay u soo saareen safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Maraykanka, Ingriiska iyo Midowga Yurub, kaas oo ay uga hadleen walaaca ay ka qabaan xiisadda ka taagan deegaano ka tirsan gobolada Sool & Sanaag. War saxaafadeedka […] Continue Reading: - Puntland: Ma garan karno si loo kala saaro Somaliland iyo al-Shabaab [DHEGAYSO] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News