Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdigii uu Hogaaminayay oo Gaaray Magaalada Abu Dhabi ee Dalka UAE Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa galinkii dambe ee Maanta Si kal iyo laab ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Isukutagga Imaraatka Carabta (UAE). Wafdiga uu Madaxwayne Gaas hormuudka u yahay waxaa kamid ahaa Gudoomiye xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Dowladda Puntland Mudane Cabdixamid […] Continue Reading: - Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdigii uu Hogaaminayay oo Gaaray Magaalada Abu Dhabi ee Dalka UAE Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News