Stockholm oo uu ka furmaayo shir looga hadlaayo maalgashiga Soomaaliya Waxaa maalinta Salaasada ah ee 10 06.2014 ka furmaaya xarunta dalka Sweden ee Stockholm shir looga magacdaray fursadaha ganacsi ee Soomaaliya iyo maalgashiga. Shirka waxaa soo qaban-qaabisey  Golaha Ganacsiga iyo Maalgashiga Sweden oo kaa shanaya Wasaaradda Ganacsiga iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sweden, waxaana kala qaybqaadanaya hay’ado iyo shirkado ganacsi oo ka dhisan dalka Sweden […] Continue Reading: - Stockholm oo uu ka furmaayo shir looga hadlaayo maalgashiga Soomaaliya Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News