Xulka kubadda cagta ee gobalka Bari oo ku sii jeeda magaalada Garowe Iyadoo 10-6-2014 lagu wado inuu ka furmo tartanka gobolada Puntland magaalada Garowe, isla markaana ay qaban-qaabadiisu ay ka socoto magalada ayaa waxaa maanta magaalda ka  ambabaxay xulka kubadda cagta gobalka Bari. Maamulka gobalka gaar ahaan gudoomiyaha gobalka C/samamad Maxamad Gallan ayaa kula dar-daarmay ciyaartoyda  in ay ilaaliyaan xeerka iyo sharciga u yaala tartanka. Gudoomiyaha ayaa ciyaartoyda […] Continue Reading: - Xulka kubadda cagta ee gobalka Bari oo ku sii jeeda magaalada Garowe Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News