Ciidamo ka mid ah ciidamada madaxtooyada Puntland oo shil gaar ku dhintay Waxaa 4 ka mid ah ciidamada madaxtooyada Puntland ay habeenkii xalay ku dhinteen shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Bosaso iyo degmada Waaciye Ciidamada ayaa ka soo kicitamay magaalada Bosaso, waxa ayna ku sii jeedeen Degmada Waaciye si ay wax uga qabtaan gaari xamuul ah oo lagu afduubtay degmada Waaciye Waxaa sidoo kale […] Continue Reading: - Ciidamo ka mid ah ciidamada madaxtooyada Puntland oo shil gaar ku dhintay Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News