Nigeria: Haweenay isku qarxisay Xero Ciidan Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay weerar Axadii ka dhacay magaalada Gombe ee waqooyi bari dalkaasi Nayjeeriya (Nigeria). Weerarkan ayaa ka dhacay Xarunta Ciidamada Militariga ee magaalada Gombe halkaasi oo la sheegay inay isku qarxisay haweenay iskusoo xirtay bambaano, waxayna dooneysay inay gudaha u gasho xeradaasi kahor intaan la istaajin. Weerarkan ayaan weli cidina […] Continue Reading: - Nigeria: Haweenay isku qarxisay Xero Ciidan Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News