Caleemo Saarkii Sisi iyo ka qeyb galayaashii! [Sawiro] Cabdifatax al Sisi oo shalay loo dhaariyey xilka Madaxweynaha Masar ayaa sheegay inuu wax badan ka qaban doono amaanka iyo dhaqaalaha dalka Masar. Sisi ayaa sheegay in wax badan ka qaban doonaan dhanka maalgelinta dalxiiska si sare loogu soo qaado dhaqaalaha wadanka Masar, wuxuuna sidoo kale sheegay inuu gacan bir ah ku qaban doono cid […] Continue Reading: - Caleemo Saarkii Sisi iyo ka qeyb galayaashii! [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News