Las Vegas: Lamaane weerar ku dilay Askar Booliis ah [Sawiro] Nin iyo Haweenay hubeysan ayaa weerar ku qaaday goobo ganacsi oo ku yaal magaalada Las Vegas ee wadanka Maraykanka. Lamaanahan ayaa goob laga cunteeyo ku dilay labo askari oo booliis ah oo halkaasi qado ka cunayey, waxayna qadar yar kadib weerar kale ku qaadeen dukaanka weyn ee Walmart oo ku yaal isla nawaaxigaas, halkaasi oo […] Continue Reading: - Las Vegas: Lamaane weerar ku dilay Askar Booliis ah [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News