Talibanka oo Weeraray Airporta ugu weyn Pakistaan [Sawiro] Kooxda Talibanka ayaa xalay weerar balaaran ku qaaday Airporka magaalada Karachi oo ah garoonka diyaaradaha ee ugu mashquulka badan dalkaasi Pakistaan. Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhimatay weerarkan waxaana la sheegay in dadka dhintay ay ku jiraan 10 kamid ah maleeshiyaadka weerarka soo qaaday. Ragga weerarka soo qaaday ayaa ku labisnaa dareeska illaalada garoonka […] Continue Reading: - Talibanka oo Weeraray Airporta ugu weyn Pakistaan [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News