Shir Khaatumo uga furmay Taleex [Sawiro] Waxaa maalinimadii shalay (Axad) magaalada Taleex ee gobalka Sool uu shir uga furmay Qaar kamid ah Siyaasiyiinta iyo Issimada kasoo jeeda gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn. Madasha shirka ayey ka maqnaayeen inta badan Garaadada beelweynte Dhulbahante. Shirkan ayaa waxaa si weyn qaban qaabadiisa uga qeyb qaatay Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka […] Continue Reading: - Shir Khaatumo uga furmay Taleex [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News