Dagaal ka socda magaalada Marka, Shabeelada Hoose Waxaa xalay 3dii habeenimo soo gaaray bartamaha magaalada Marka dagaal xoogleh oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhex socday maleeshiyaad kala taageersan beelaha Habar Gidir (Hawiye) iyo Biya Maal (Dir). Dagaalkan ayaa daba socda dagaalo labada beeleed ka dhex socday todobaadyadii lasoo dhaafay, iyadoo ciidamada dowlada Federaalka ee beelahaas kasoo kala jeeda u dagaalamayeen labada dhinac […] Continue Reading: - Dagaal ka socda magaalada Marka, Shabeelada Hoose Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News