Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xoriyadooda dib ugu celisay eedeysanayaa lagu tuhunsanaa Al-Shabaab(Dhegeyso) Waxaa maanta oo ah maalin Isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 9 bisha June 2014-ka ayaa maxkamadda ciidamada qalabka sida ee gobolada Bari, Karkaar, Gardaafuu, Sanaag iyo Hayland u fadhiisatay dacwad ciqaab lid ku ah eedeysanayaal ka mid ah eedeysanyaal lagu eedeeyey qarax ka dhacay beerta Culaad ee magalaada Bosaso 31dii bishii April ee […] Continue Reading: - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xoriyadooda dib ugu celisay eedeysanayaa lagu tuhunsanaa Al-Shabaab(Dhegeyso) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News