Xukuumadda federaalka oo kulan wada-tashi ah la qaadatey bulshada rayidka ah (Sawiro + Cod) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta Degmada Xamar Ja-Jab, waxaana kulanka kasoo qeyb galay , xubno kamid ah golaha Wasiirrada, Maamulka gobolka Banaadir, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo 125 waxgarad ah oo […] Continue Reading: - Xukuumadda federaalka oo kulan wada-tashi ah la qaadatey bulshada rayidka ah (Sawiro + Cod) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News