Madaxweynaha Puntland oo kormeeray xerada ciidamada badda ee Puntland (Sawiro) Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa kormeer shaqo ku tegay Xarunta Ciidanka Badda ee Puntland oo ku taala duleedka galbeed ee magaalada Bosaso. Ciidamada Badda ayaa madaxweynaha Puntland siiyey salaan sharaf markii uu gaarey halkaas. Agaasimaha guud ee ciidanka Badda, taliyaha ciidamada badda iyos araakiil kale ayaa Madaxweynaha warbixin ku siiyey xarunta […] Continue Reading: - Madaxweynaha Puntland oo kormeeray xerada ciidamada badda ee Puntland (Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News