Qaabka loogu wareejinaayo Soomaaliya maamulida hawadeeda oo Bosaso looga wada hadley (Sawiro+Cod) Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradha Bender Qaasim ee magaalada Bosaso ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Uqaabishan Qaramada Midoobay Gaadiidka Diyaaradaha Rayidka ah (I C A O). SAWIRO Kulanka ayaa ahaa mid wadatashi oo madaxda dowladda Puntland loogala samaynayay soo wareejinta maamulka hawada […] Continue Reading: - Qaabka loogu wareejinaayo Soomaaliya maamulida hawadeeda oo Bosaso looga wada hadley (Sawiro+Cod) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News