Boko Xaram oo dareeska Militariga u adeegsaday weeraro cusub Kooxda Boko Xaram ayaa markale xasuuq ka geysatay qeybo kamid ah tuulooyinka Waqooyi ee saran xadka Nigeriya iyo Kameroon. Weeraradan ayaa ka dhacay shan tuulo oo ku dhaw xaduuda Kameroon ayaa la sheegay in kooxa Boko Xaram oo ku labisan dareeska ciidamada Nigeria ayaa dadka isugu yeeray Kaniisadaha kahor intaysan rasaas ku furin. Weeraradan ayaa […] Continue Reading: - Boko Xaram oo dareeska Militariga u adeegsaday weeraro cusub Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News