Barack Obama oo qaabilay Madaxweynaha cusub ee Ukraine Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa kulan kula yeeshay dalka Poland, Madaxweynaha cusub ee dowlada Ukraine Petro Poroschenko. Kulankan ka dhacay magaalada Warsaw ee dalka Poland ayaa ah mid ay dowlada Maraykanka ku muujineyso taageerada ay u heyso dowlada Ukraine oo culeys weyn ka saran yahay dhanka Dowlada Ruushka. Kulankan ayaa kusoo beegmaya xili ay dagaalo […] Continue Reading: - Barack Obama oo qaabilay Madaxweynaha cusub ee Ukraine Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News