Talibanka oo shaaciyey Filim siideyntii Askariga Maraykanka Bowe (Daawo) Kooxda Talibanka ayaa siidaayey filim muujinaya qaabkii ay maxaabiista isku dhaafsadeen Dowlada Maraykanka. Talibanka ayaa siidaayey askari u dhashay Maraykanka oo ay maxbuus u heysteen muddo ku dhaw 5sano,waxayna Talibanka askarigan ku bedasheen 5 sarkaal oo xilal sar sare kasoo qabtay xukuumadii Talibanka ee horey uga talinjirtay Afghanistaan. Saraakiisha Talibanka ayaa muddo dheer lagu hayey […] Continue Reading: - Talibanka oo shaaciyey Filim siideyntii Askariga Maraykanka Bowe (Daawo) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News