Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo dhawaan la magacaabayo Kuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka ee qaabilsan arrimaha Siyaasada Ms. Wendy Sherman ayaa sheegtay in Madaxweynaha Maraykanka uu magacaabi doono Safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan dalka Soomaaliya oo muddo laga joogo 23 sano kahor la xiray Safaaradii Maraykanka ee Muqdisho. Dowlada Maraykanka oo ahayd midii ugu horeysay oo ee Beesha Caalamka ee u aqoonsata […] Continue Reading: - Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo dhawaan la magacaabayo Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News