Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo taageero ballan qaadey, Soomaalidana ugu baaqey midow Isagoo ka hadlaya xaflad loo qabtay dabbaaldegga sannadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay tan iyo markii la furay Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa ballanqaaday in Qaramada Midoobay ay sii wadi doonto taageerada ay u fidiso Soomaaliya, wuxuuna ugu […] Continue Reading: - Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo taageero ballan qaadey, Soomaalidana ugu baaqey midow Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News