Madaxda Federaalka Soomaaliya oo ka qaybgalay kulan baroordiiq ah oo ka dhacay Baarlamaanka (Dhegayso) Waxaa maanta mar kale dib u furmey kalfadhi aan caadi ahayn oo uu yeeshey Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Kulanka maanta ayaa ahaa mid loogu baroordiiqayey dadkii ku dhintey weerarkii al-Shabaab ay baarlamaanka ku qaadeen 24 May 2014. Fadhiga waxaa maanta kala qaybgalay Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raysalwasaaraha […] Continue Reading: - Madaxda Federaalka Soomaaliya oo ka qaybgalay kulan baroordiiq ah oo ka dhacay Baarlamaanka (Dhegayso) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News