Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay sannad-guuradii Kowaad ee UNSOM. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta maamuusay sanad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay asasaaska Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Madaxweynuhu waxa uu amaanay shaqada Qaramada Midoobay iyo hoggaaminta Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Soomaaliya(SRSG), Nicholas Kay,isaga oo yiri. “Qaramada Midoobay waxa ay mar kasta saaxiib wanaagsan oo nagala shaqeynaya […] Continue Reading: - Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay sannad-guuradii Kowaad ee UNSOM. Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News