Ciidanka Kenya oo laba nin ku diley Mandheera iyo mudaaharaad halkaas ka dhacay Ciidamada dalka Kenya ayaa habeenimadii xalay ku diley gudaha Mandheere laba nin, waxaana ciidamada Boolisku meydkooda keeneen saldhiga Booliska, ehelada nimanka la diley ayaa dalbadey in la siiyo meydkooda taas oo Boolisku diideen sheegeena in la marinaayo sharciga denbiilayaasha. Magaalada Mandheera ee Kenya waxaa maanta ka dhacay mudaaharaad ballaaran oo looga soo horjeedo dilka loo […] Continue Reading: - Ciidanka Kenya oo laba nin ku diley Mandheera iyo mudaaharaad halkaas ka dhacay Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News