Puntland oo kalluumeysiga sharci darrada ah u aqoonsatey musiibo-qaran War-saxaafadeed ka soo baxay madaxweynaha Puntland ayaa lagu faah-faahiyey dhibaatada ay kalluumeysatada sharci darrada ah ku hayaan Soomaaliya gaar ahaan Puntland, ka sokow xaalufinta badda ayaa lagu s heegey in dhaqaale Bilyan dollar gaaraya sanadkasta laga xado xeebaha Soomaaliya, waxaana Madaxweynuhu  sheegay in Puntland u aqoonsan tahay kalluumeysatada sharci-darrada ugu jira biyaha Soomaaliya Musiibo-qaran hoos […] Continue Reading: - Puntland oo kalluumeysiga sharci darrada ah u aqoonsatey musiibo-qaran Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News