Taliyaha guud ee ciidamada dalka Sierra Leon oo Kismaayo ku sugan Taliayaha guud ee ciidamada dalka Siiraliyoon Sameul OMAR Williams ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada dekadda leh ee Kismaayo, xarunta maamulka Jubba. Booqashada uu taliyuhu Kismaayo ku tegey ayaa lagu sheegay mid uu ugu kuurgalaayo xaaladda ciidamada dalkiisa ee ku socda magaca AMISOM ee ku sugan Kismaayo. War ka soo baxay AMISOM ayaa […] Continue Reading: - Taliyaha guud ee ciidamada dalka Sierra Leon oo Kismaayo ku sugan Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News