Maxkamad ku taala dalka Turkiga oo xukun ku ridey hoggaamiyaasha al-Shabaab Maxkamad ku taala dalka Turkiga caasimadiisa Ankara ayaa xukun ku ridey qaar kamid ah hoggaamiyaasha ururka al-Shabaab iyo kuwo hadda xabsi guri Dowladda Soomaaliya ugu jira. Maxkamadda ayaa sheegtey in nimanka ay amarka ku bixisey in la soo qabto ay masuul ka ahaayeen weerarkii lagu qaadey qunsuliyadda Turkigu ku lee yahay magaalada Muqdisho bartamihii sanadkii […] Continue Reading: - Maxkamad ku taala dalka Turkiga oo xukun ku ridey hoggaamiyaasha al-Shabaab Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News