Xukuumadda Jabuuti oo faah-faahin ka dalbatey Somaliland qaraxyadii, Jabuuti ka dhacay kadib Xukumadda dalka Jabuuti ayaa faah-faahin dheeraad ah ka dalbatey maamulka Somaliland kadib markii laba qof oo dhanka Hargeysa ka galey Jabuuti ay isku qarxiyeen maqaaxida la yiraahdo La Chaumiere magaalada Jabuuti, taas oo ay ku caweeyaan inta badan dadka caddaanka ah ee ku sugan Jabuuti sida dalxiisyaasha iyo askarta dowladahoodu saldhigyada ku leeyihiin Jabuuti. Xeer […] Continue Reading: - Xukuumadda Jabuuti oo faah-faahin ka dalbatey Somaliland qaraxyadii, Jabuuti ka dhacay kadib Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News