Khilaafkii Qarniga, Maxaase ka dhalan kara?! By Abdillahi A. Caabi Khilaafka Kulmiye Cagta ha loo dhigo, oo tanaasul iyo sharci ha lagu dhameeyo…waxaan/waxaanu taageersanahay Musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo ee shanta sanno ee soo socota…waxaan/waxaanu taageersanahay Musharaxnimada Muuse Biixi ee xisbiga kulmiye. Erayadani waxay ka mid ahaayeen kuwo saxaafaddu khaadyaan ka taagnayd maalmihii ugu danbeeyey, indhaha, dhagahana iyo hawlmaalmeedkii dadwaynahana mashquul galiyey, qoladada […] Continue Reading: - Khilaafkii Qarniga, Maxaase ka dhalan kara?! Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News