Dowlada Nigeria oo mamnuucday Banaanbaxyada Dowlada Nigeria ayaa mamuucday banaanbaxa ka socda todobaadyadii lasoo dhaafay caasimada Abuja, mudaharaadkaasi oo dowlada looga codsanayey inay wax ka qabato afduubka in ka badan 200 oo gabdhood oo ay qafaasheen kooxda Boko Xaraam. Maalin walba ayey boqolaal dad ah isugu soo baxaan magaalada Abuja si ay dowlada ugu cadaadiyaan in wax laga qabto afduubka […] Continue Reading: - Dowlada Nigeria oo mamnuucday Banaanbaxyada Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News