Xukuumada cusub ee Falastiin oo taageero heshay iyo Isra’iil oo cambaareysay Xukuumada cusub ee kumeel gaarka ah oo ay wada dhisteen Xisbiyada Fatax iyo Xamaas ayaa markii ugu horeysay lasoo bandhigay, iyadoo maamulka Isra’iil uu sheegay inuusan wax waan waan ah la geli doonin xukuumada Falastiin. Xukuumada cusub oo ka kooban 17 Wasiir ayaa waxay soo diyaarin doonaan doorashada Madaxweynaha iyo Baarlamaanka cusub ee maamulka Falastiin. […] Continue Reading: - Xukuumada cusub ee Falastiin oo taageero heshay iyo Isra’iil oo cambaareysay Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News