Doorashada Siiriya oo bilaabatay iyo Natiijada oo lasii shaaciyey Waxaa maanta dalka Siiriya ka bilaabatay u codeynta doorashada Madaxweynaha Siiriya, oo horey loo sii shaaciyey inuu kusoo bixi doono Bashaar Al Assad oo markii sadexaad xilkaasi doonaya inuu qabto. Doorashadan ayaa inta badan beesha caalamka ku tilmaameen mid dhalanteed ah isla markaana murashaxa kaliya ee kusoo baxaya uu yahay Madaxweynaha xilka haya Bashaar Al […] Continue Reading: - Doorashada Siiriya oo bilaabatay iyo Natiijada oo lasii shaaciyey Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News