Maxkamada UK oo hakisay dad loo Tarxiili lahaa Muqdisho Maxkamada Ingiriiska ayaa joojisay qorshihii dowlada UK ay ku dooneysay inay dad Soomaali ah si khasab ah dib loogu cesho magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Go’aankan ayaa kasoo baxay maxkamada sare ee UK, kadib markii uu racfaan ka qaatay go’aanka Dowlada Qareenka u doodaya Soomaalida oo lagu magacaabo Duncan Lewis. Wasaarada Arrimaha Gudaha ee UK […] Continue Reading: - Maxkamada UK oo hakisay dad loo Tarxiili lahaa Muqdisho Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News