Maamulka Jaamacadda Bariga Afriga oo kulan la yeeshay Qurbajoogta ka soo jeeda Magaalada Qardho [Sawiro] Kulankaani oo ay ka soo qeybagaleen Qurba joogta ka soo jeeda magaalada Qardho ayaa waxaa looga hadlay sidii qurbajoogta ugu qeybqaadan lahaayeen hormarinta iyo taageeridda Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Qardho. Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Qardho Cali Maxamed Cali ayaa kulanka ka jeediyey marxaladihii ay soo martay Jaamacadda,Ardayda wax ka barata,iyo Duruufaha heysta Jaamacadda oo […] Continue Reading: - Maamulka Jaamacadda Bariga Afriga oo kulan la yeeshay Qurbajoogta ka soo jeeda Magaalada Qardho [Sawiro] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News