Madaxweynaha Puntland oo habeenkii Jimcada ku hoydey Balidhiddin, dadweynahan la caweeyey (Saiwro) Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xalay kula caaweeyay Shacabka Degmada Balidhidin Mid kamid ah Meheradaha ay isugu yimaadan oo ku yaala gudaha Degmadaasi. Madaxwaynaha Dowlada Puntland ayaa waxaa Wehliyay Wasiiro katirsan Xukuumada Puntland,Xildhibaano,Saraakil katirsan Ciidanka Puntland,Masuuliyiin ka socday Madaxtooyada Puntland,Maamulka Gobolka Bari iyo Masuuliyiin kale. Goobta uu Madaxwaynuhu ku Cawaynayay ayaa […] Continue Reading: - Madaxweynaha Puntland oo habeenkii Jimcada ku hoydey Balidhiddin, dadweynahan la caweeyey (Saiwro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News