Inka badan 10 qof oo lagu dilay Weerar ka dhacay Wajeer Dabley hubeysan oo aan la garanaynin haybtooda ayaa dad ka badan 10 qof ay ku laayeen  meel ku dhow degaanka Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya una dhow xadka Soomaaliya. Sida ay sheegaayan wararka, dableyda ayaa xirna dharka milateriga, waxaana ay laayeen dad rayid ah iyadoo ay ka baxsadeen goobta. Mid kamid ah masuuliyinta deegaanka […] Continue Reading: - Inka badan 10 qof oo lagu dilay Weerar ka dhacay Wajeer Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News