Dr.Cali Macow oo qarka u saran in shaqada laga joojiyo Dhakhtarka caanka ah ee Soomaaliyeed ee xarumaha caafimaadka ku leh dalka Ingiriiska Dr.Cali Macow Aweys ayaa baaritaan lagu sameenayaa kadib markii laga duubay cajalad qarsoodi ah isagoo ka hadlaya Gudniinka Gabdhaha oo mamnuuc ka ah dalka Ingiriiska. Dhakhtarka ayaa waxaa helay suxufi si qarsoodi ah uga duubtay cajalad iyadoo iska dhigeysa haweenay dooneysa inay gudo […] Continue Reading: - Dr.Cali Macow oo qarka u saran in shaqada laga joojiyo Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News