Xiriirka Dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamka oo maraya heerkii ugu xumaa! Todobaadkan ayey ahayd markii ay si wadajir ah warsaxaafadeed uga soo saareen xaalada Soomaaliya UN-ka, Midowga Yurub iyo IGAD oo markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha. Ururada Beesha Caalamka ee taageera Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyey wakhtigii loo qabtay dib u eegista Dastuurka iyo […] Continue Reading: - Xiriirka Dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamka oo maraya heerkii ugu xumaa! Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News