Madaxweynaha Nigeria oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Boko Haram Madaxweynaha dalka Nigeria Goodluck Jonathan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay dagaal ka dhan xoogaga mayilka adag ee Boko Haram kuwa oo kasoo horjeeda dowladdiisa. Wuxuu sheegay in Ciidamada amaanka ay dagaal adag la geli doonaan xoogaga xagjirinta isla markaana wax badan ku bixin doonaan sidii ay uga guuleysan lahaayeen. Mr Jonathan ayaa khudbad u […] Continue Reading: - Madaxweynaha Nigeria oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Boko Haram Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News