al-Shabaab oo toogatay saddex qof oo ay ku eedeyeen Basaasnimo Ururka al-Shabaab ayaa degmada Buulo Mareer ee Koonfurta Soomaaliya toogasho ku fulisay saddex nin oo ay ku eedeyeen in ay wadeen howlo jaajusnimo. Saraakiisha Ururka ayaa sheegay in saddexda nin ay qabteen iyagoo u jaajusayay Sirdoonada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxaana dilka toogashada uu ka dhacay meel fagaare oo ku yaalla degaanka Buulo […] Continue Reading: - al-Shabaab oo toogatay saddex qof oo ay ku eedeyeen Basaasnimo Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News