Howlgalka UNSOM oo mudo sanad ah lagu kordhiyay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mudo sanad ah ugu kordhiyey howlgalka UNSOM oo hadda sanad jirsaday. Fadhi ay yeesheen xubnaha golaha amaanka shalay oo khamiis ahayd ayaa mudo sanad kale ugu kordhiyey howlgalka, waxayna soo dhoweeyeen howlaha uu qabtay xafiiska muddadii 12-ka bilood lasoo dhaafay. Golaha amaanka ayaa ku booriyey Xafiiska UNSOM in uu […] Continue Reading: - Howlgalka UNSOM oo mudo sanad ah lagu kordhiyay Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News