Puntland oo siideysey Kaluumeysato Yemen u dhashey oo ku xirnaa Bosaso Sida ay qortey wakaaladda wararka ee dalka Yemen waxaa xabsiga Bosaso laga siidaayey 51 qof oo u dhashey dalka Yemen kuwaas oo ahaa Kalumeysato, horey ugu soo xadgudbey biyaha Puntland ee Soomaaliya. Kaluumeystada ayaa dhamaantood ka soo jeeda gobolka Xadralmoot. Siideynta Kaluumeysatadan lagu qabtey xeebaha Puntland ayaa ku yimid wada hadal labada dhinac dhexmarey, waxaana […] Continue Reading: - Puntland oo siideysey Kaluumeysato Yemen u dhashey oo ku xirnaa Bosaso Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News