Wasiirka Dastuurka oo faahfaahin ka bxiyey guddiga cusub ee dib u eegidda dastuurka federaalka [DHEGAYSO] Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Federaalka Xukuumadda Soomaaliya mudane Faarax C/qaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey guddiga madaxa banan ee dib-u-eegista Dastuurka oo maanta asnixiyeen golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa ku tilmaamay tillaabo muhim u ah dawladnimada Soomaaliya go’aankii golaha Wasiiradu ku ansixiyeen guddiga madaxa banaan ee Dastuurka kuwaas oo […] Continue Reading: - Wasiirka Dastuurka oo faahfaahin ka bxiyey guddiga cusub ee dib u eegidda dastuurka federaalka [DHEGAYSO] Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News