Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey degmada Balidhidin iyo Taageer (Sawiro) Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta Si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Balidhidin iyo Sidookale Deegaanka Taageer. Wafdiga uu Hogaaminayey Madaxwayne Cabdiwali Gaas waxaa kamid ahaa Masuuliyiin ka kala socday Labada Gole ee Dowlada Puntland,Waxgarad,Saraakil katirsan Ciidanka daraawiishta Puntland,Gudoomiyaha Gobolka Barri,Agaasimaha Guud ee Ciidamada Badda […] Continue Reading: - Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey degmada Balidhidin iyo Taageer (Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News