Qurba Joogta Siiriya oo codkooda ka dhiibanaya Doorashada Waxaa todobaadkan loo fasaxay qurbajoogta Siiriya inay codkooda ka dhiibtaan doorashada Madaxweynaha Siiriya, iyadoo kumanaan kamid ah qaxootiga Siiriya ee ku nool magaalada Beyruut ee caasimada Lubnaan ay codkooda ka dhiibteen doorashada. Doorashada Madaxweynaha Siiriya ayaa lagu wadaa inay gudaha Siiriya ka dhacdo 1da June, balse inta badan dhulka ay heystaan xoogaga mucaaridka ayeysan wax […] Continue Reading: - Qurba Joogta Siiriya oo codkooda ka dhiibanaya Doorashada Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News