Shirkadda Golis oo haddiyad qaali ah guddoonsiisay Suldaanka Beelaha Meheri(Sawiro) Shirkadda isgaarsiinta ee Golis Telecom Somalia  ayaa  haddiyad qaali ah ugu deeqday Suldaanka Beelaha Meheri iyo Suqadara ee dalka Yemen Shirkadda ayaa haddiyad qaali ah kala siisay Suldaan Cabdalla Al-Cafraar iyo Sh.Yuusuf oo ah kaaba qabiilka beelaha Meheri ee daga jasiiradda Suqadra, Gen.Al-Xiraysi oo ah abaan duulaha ciidamada ilaalada xudduuda Yemen oo dhammaantood ka soo […] Continue Reading: - Shirkadda Golis oo haddiyad qaali ah guddoonsiisay Suldaanka Beelaha Meheri(Sawiro) Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News