Barnaamijka Heesaha Hirgalay oo Markale Muqdisho Dib Looga Furay Wasiirka Warfaafinta Mustaf Shiikh Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda furtaanka heesaha hirgalay oo Wasaaradda Warfaafinta ay soo qaban-qaabisay. “Heesaha Hirgalay waxey fursad siineysaa dhalinta daneyneysa Fanka iyo Suugaanta, ayuu yiri Dhuxulow -Dhalinta Jiilka cusub waxaa goobta dhiirigelin siinayey fannaaniintii hore oo qaarkood ay ku soo banbaxeen barnaamijkii heesaha hirgalay ee dalka ka jiri jirey […] Continue Reading: - Barnaamijka Heesaha Hirgalay oo Markale Muqdisho Dib Looga Furay Appeared first on Horseed Media - Puntland News -Somali News